Warbixin ku saabsan MN TRIO

Attention: open in a new window. PrintE-mail

minnesota

Hadii aadan hubin maxay TRiO tahay?

Halkan Riix.

Minnesota TRiO waa urur xirfadeed gaar ah oo ka tirsan qorshayaasha guud ee TRiO ilaayo gobolkan Minnesota.


Minnesota TRiO waa xubin ka tirsan siddeeda  gobal ee uu ka kooban yahay Mid-America Association of Educational Opportunity Program personnel (MAEOPP). Marka lagu daro Minnesota, Goboladda kale eek u jira urur gobolleedkan  waxay kala yihiin, Illinois, Indiana, Iowa,Kansas,Michigan, Missouri,Nebraska,Ohio,iyo wiscosin.


Minnesota Trio waxay leedahay Gu'di maamul oo ah kuwo ku shaqeeyo si lacagla'aan ah. Sidda Executive Committee, six standing Committee chairs, and two Members-at-large.


Sidoo kale MAEOPP  waa xubin  ka mid ah toban urur goboleed oo   isku kaashaday gole lagu magacaabo Council for Opportunity in education (COE).  COE waa urur samafal kaas oo matala hayadaha waxbarashada sare, Maamulayaal, lataliyayaal, iyo macalimiin kuwaas oo u taagan siddii ay u hor marin lahaayeen u sinaashaha fursadaha waxbarasho iyo dhiirigalinta siddi ay hayadaha waxbarashada sare ee mareykanku  u noqon lahayeen kuwo laga heli karo dhamaan dhaqamada kala duwan ee dadka mareykanka ah. COE waxay aad isugu dayaan sidii ay u gaarsiin lahayeen hayadaha dawlada kolba xaaladaha adage ee hor istaagi kara barnaamijyada TRIO.