Barnaamij-kayaga

Attention: open in a new window. PrintE-mail

Iyadoo oo ay adeegsaneyso barnaamijkeeda sida aad ka u soocan ama uga duwan kuwa kale isla markaana waxtarka leh, ayaa MN Trio waxay siisa ama ugu deeqdaa ardeyda fursado ay ku tagaan waxbarshada ka sareysa dugsiga  sare. Barnaamij- yadan waxay ka kala baxaan meelo kala duwan waxayna siiyaan ardeyda xubnaha ka ah iyo dadwaynaha guud ee nala wadaaga aragtida xiisaha leh ee ah in la helo waxbarasho dhaafsiisan dugsiga sare, macluumaad iyo dhiiri galin. Barnaamijka Trio ee Minnisota iyo wadanka oo dhanba waxa loo qeybin karaa laba qeybood oo kala ah.1-Barnaamij heer jaamacadeed ah iyo mid ka sareeya dugsiga sare.


Pre-College Programs


Postsecondary Programs