TRiO Veterans Upward Bound
![]() |
Ururkan wuxuu u adeega sidii uu u caawin lahaa dhamaan dadka hore uga tirsanaan jirey ciidamada, si ay uga gudbaan wakhtiga is badalka ah ee ay ugu gudbayaan hayadaha waxbarasha sare. |
Veterans Upward Bound waxay bixiyaan qorshayaal si degdega ah ay ugu horumarinayaan xirfadaha asaaska ah iyo fasallo gaagaban oo ay siinayaan dadka ka tirsanaan jirey ciidamada, arimahaas oo ah kuwo ka caawinaaya in ay si fuddud ugu gudbaan heyadaha waxbarashada sare. Dadkaas ka tirsanaan jirey ciidamada mareykanku waxay bartaan sidii ay u helilahayeen cid kasta oo diyaar ula ah in ay cawiyaan sida xafiisyada ay ka midka yihiin, Veterans Adminstration, veterans associations, iyo kuwo kale oo badan oo ka jira heer gobol iyo mid degaanba oo u taagan siddii ay u caawin lahayeen ciidamadii hore ee dalka. (source:www.coenet.us) hadii aad rabto in aad waxbadan ka sii ogaato Veterans Upward Bound programs ee ka jira gobolkan Minnesota Riix qoraalka hoos ku
Minneapolis Community and Technical College Veterans Upward Bound


