TRiO Upward Bound Math & Science

Attention: open in a new window. PrintE-mail

trio_logos-ubms_red

TRiO Upward Bound Math & Science (UBMS) waxay u adeegaan ardeyda u qalanta ama u muuqda kuwo ubaahan in la caawiyo ee dhigta fasalada 9 ilaa 12. Ardeydaas oo xiiseynaaya ama jecel  madooyinka xisaabta iyo sayniska.

Upward Bound math and science waxay  caawiyaan ardeyda ka soo jeeda qoysaska uu dhaqaalahoodu hooseeyo si loo xoojiyo xirfadahooda aqooneed eek u saabsan xisaabta iyo sayniska. Waxa kale oo dheraad ah, in ay ardadeysa bartaan aqoonta computer-ka iyo luqadda English-ka, luqaddaha ajanabiga ah ama xirfad waxbarasho. In ka badan 130 mashruuc ayaa iminka ahaan u adeega ardeydan dhamaan wadanka oo dhan. (source:www.coenet.us) Fadlan riix magacyada hoos ku qoran si aad wax uga ogaato  barnaamijyada ama mashaariicda UBMS ee minnisota ka jira.

 

The College of St. Scholastica Upward Bound Math and Science

Mesabi Range Community and Technical College True North Upward Bound Math and Science