Ku Soo dhawaada mntrio.org

Attention: open in a new window. PrintE-mail

Waad Ku mahadsan tihiin in aad soo booqataan  bogga'yaga. Si aan idiinku fududeyno, waxaan idiinku turjumney luqadaha soomaali dhamaan wixii muhiim ah eek u saabsan Minnesota trio oo aad ka heli karto boggan. Haddii aad ka hesho turjumidda boggaga lagu siiyey, waxa jira leyn kugu sii xidhaya hoos ee ka akhri "Riix Halkan si aad uga bogato Boggan soomaali." Haddii boggu uusan ku siin wax leyn ah oo sidda kor ku xusan, waxa kali ah ee uu ku qoran yahay waa English.

**Thank you to Hassan Hassan and Hakeem Osman, students from Metropolitan State University, for their help with translating pages from mntrio.org into the somali language.